Mareykanka oo Wafdi u diray Dalka Kenya oo ka taagan tahay khilaaf ka dhashay Doorashada

Wafdi ka socda dowladda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas ay ka jirto xiisad ka dhalatay doorashada Madaxweynaha uu ku guuleestay madaxweyne kuxigeenkii hore ee Kenya William Ruto. Mareykanka ayaa wafdiga uu diray Kenya oo ah xubno katirsan koongareeska Mareykanka ayaa kulamo la qaadan doona Madaxweynaha la doortay ee Kenya ee … Continue reading Mareykanka oo Wafdi u diray Dalka Kenya oo ka taagan tahay khilaaf ka dhashay Doorashada